Madaxweynaha Jabuuti iyo Ra’isul Wasaaraha Masar oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray magaalada Muqdisho Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa Muqdisho u yimid si uu uga qeyb galo caleemosaarka madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta ka dhaceysa teendhada Afisiyooni. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed … Continue reading Madaxweynaha Jabuuti iyo Ra’isul Wasaaraha Masar oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)